adio Mane ayaa dhaawac ka soo gaaray jilibka midig kaasoo ka dhacay kulankii Wolfsburg 8-dii November. Waxa uu hadda ku jiray garoonka 20-daqiiqo ka dib waxa lagu bedelay Sane ka dib markii uu is dhaawacay. Ciyaaryahanka reer Senegal ayaa si wanaagsan uga soo kabanaya dhaawicii soo gaaray, laakiin sida ugu dhaqsiyaha badan uma ahan sida ay fileysay Bayern. Weeraryahanka ayaa dhaawac lugta ah ku seegay koobka adduunka waxana uu doonayaa in uu qaab ciyaareed fiican ku soo laabto kooxda Bayern Munich. Mane ayaa doonaya in uu dib ugu soo kabsado 16 ka kooxood ee Champions Leaque-ga ee uu wajahayo Paris Saint-Germain laakiin waxay u muuqataa mid aad u adag. Si kastaba ha ahaatee, xiddiga heerka caalami ee dalka Senegal ayaa tababar qaatay Talaadadii, waxaana uu ku soo laabtay orodka seddex isbuuc ka hor kulanka kooxda Faransiiska. "Aad baan ugu faraxsanahay inaan ku arko halkaas mar kale, Sadio!" Kooxda Jarmalka ayaa ku soo qortay Twitter.